
Kooxaha Khaatumo ayaa Haatan dedaal ugu jira sidii ay jidgooyooyin ugu geli lahaayeen Ciidanka Somaliland ee Deegaanadaas ukala gooshaya, waxana Ciidanku bilaabeen Dabagal ay ku hayaan kooxahaas iyadoo laga Baadhayo Goobaha ay ku dhuumanayaan ee miyiga u badan.
Dorraad ayey tiro ka tirsan Kooxaha KHaatumo jidgooyo u galeen Ciidanka qaranka, iyadoo halkaas uu khasaare ka dhashay, waxana Maxaabiis laga soo qabtay Maleeshiyada Khaatumo ay Haatan ku xidhan yihiin Magaalada Burco oo loo soo dhaadhiciyey.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment