Wednesday, January 7, 2015

DAAWO: Gudiga Doorashooyinka Qaranka Iyo Axsaabta Siyaasada Oo Kulan yeeshay

Hargeysa (Himilo) Gudiga doorashooyinka qaranka somaliland iyo axsaabta siyaasada ayaa maanta kulan ku wada yeeshay xarunta gudiga doorashooyinka.

ujeedada kulankaasi iyo waxyaalihii lagaga wada hadlay ayaa waxa warbaahinta uga waramay masuuliyiintii xisbiyada uga qaybgalay.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment