Thursday, January 8, 2015

Ururka Uk Somaliland Seafears Association Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyey Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland

Hargeysa (Himilo)-Ururka la yidhaa Uk Somaliland Seafears Association oo ka jira dalka ingiriiska ayaa shahaado sharaf ku maamuuseen afar wasiir oo ka tirsan xukuumada Somaliland, oo kala ah wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka qorshaynta qaranka, wasiirka warfaafinta iyo wacyigalinta iyo wasiirka maaliyada.
Shahaado sharafeedyadan oo si toos ah loo guddoonsiiyey afartaasi wasiir, ayaa dhamaantood ka mahadnaqeen.
HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Codadka-Shahaado-sharafyo-la-gudoonsiiyey-Afar-Wasiir-oo-xukuumada-ka-mida-.mp3"][/audio]
HALKAN KA DAAWO

[gallery ids="13542,13541,13540,13539,13538,13537,13536,13535,13534"]

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment