Bahda Himilo Media Group oo kala ah Guddoomiye Madar Cabdi Axmed, Tifatire Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Caydaruus Sh Cumar Geedi, Axmed Cumar Axmed, Cismaan Axmed Cismaan, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf, Cabdilaahi Maxamed Axmed, Cabdicasiis Calinuur Axmed.
Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka
DR Cali Siciid X Caliyow
Iyo
Hodan Cali Cajabi
Oo 07.10.2014 meherkoodu ku qabsoomay Maansoor Hotel Hargeysa, waxaanay Bahda Himilo Media Group leeyihiin noqda labadii isku waara ee ubad khayr leh kala hela. Aamiin………..Aamiin…………….Aamiin.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
Tuesday, October 7, 2014
Hambalyo Meher Wacan
Labels:
Aragtida Bulshada
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment