
Hogaamiyayaashani IGAD ayaa waxa ay sheegeen in hormar laga sameeyay dadaaladii nabada ee K/Sudan .
Dowlada dalkan Kenya ayaa iyadu sheegtay in ay ka go’antahay ay ka qayb qaadato dadaalada nabada ee Koonfurta Sudan .
Dalka Koonfurta Sudan ayaa qas iyo jaahwareer galay ka dib dagal halkaasi ka qarxay bishii December ee sanadii aanu soo dhaafnay .
Dagaalka ayaa u dhaxeeya madaxwaynaha KoonfurtA Sudan salva Kiir iyo ku xigeenkiisii hore.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment