Tuesday, October 21, 2014

DHEGAYSO: Madaxweyne Silaanyo Oo Cadeeyey Inuu Mar Labaad U Sharaxanyahay Jagada Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminayey oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu soo dhameystay socdaal hawleed oo uu ku tagey dalka ingiriiska oo uu kaga qaybgalay shir caalami ah oo ku saabsanaa maalgashiga Somaliland.
Madaxweyne Silaanyo oo warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee cigaal international ee caasimada hargeysa ayaa ka waramay ahmiyada shirkii uu dalka ingiriiska kaga qayb galay iyo qorshihiisa mustaqbal eek u aadan musharaxnimada doorashada madaxtooyada ee la filayo in badhtamaha sanadka 2015 ka qabsoomto dalka Somaliland, waxaanu yidhi:-
HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/10/Codka-Madaxweynaha-JSL.mp3"][/audio]

[gallery columns="4" ids="10035,10034,10033,10032,10031,10030,10029,10028,10027,10026,10025,10024,10023,10022,10021,10020,10019,10018,10017,10016,10015,10014,10013,10012,10011,10010,10009,10008,10007,10006,10005,10004,10003,10002,10001,10000,9999,9998,9997,9996,9995,9994,9993"]

Hargeysa-Somaliland
Himilomedia.com

 

No comments:

Post a Comment