
Haweenayda sii Haysa Xilka Madaxtinimo, ayaa u baahan innay Tartan labaad gasho, isla-markaana ku guulaysato si ay u gaadho inay mar kale madaxtinimada dalkaas qabato, waxana dhawaan la qabanayaa Wareeg Labaad oo doorasho.
Madaxweyne Dilma ayaa wareeggani labaad ee doorashada waxa ay tartan adag la geli doontaa musharaxa xisbiga midigta-dhexe ee Aecio Neves.
Ms Rousseff oo markii labaad u tartameysa xilkani ayaa waxa ay heshay boqolkiiba 41 codadkii la dhiibtay, halka Mr Neves uu helay 34 cod.
Wasiirkii hore ee deegaanka Marina Silva ayaa heshay 31 codadkii la dhiibtay, waxana ay si toos ah u macasalaamaysay tartanka dalkaas ka socda.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment