Hargeysa (Himilo)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa soo saaray qoraal diidmo ah oo uu ku hor istaagayo mudaharaad salmi ah oo xisbiga waddani ka dalbaday.
Qoraalka wasiirka oo nuqul ka mid ahi na soo gaadhay ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

Himilomedia.com
Hargeysa-somaliland
No comments:
Post a Comment