Dr. Quach oo wax ka dhigta machadka ka-hortaga cudurka Kansarka ee jaamacada Stanford ayaa sheegtay in xamuuradaha cidiyahu ku jiraan kiimiko halis ah oo keena cudurka kansarka.

Hawlwadeenada xarumaha ka shaqeeya xamuuradaha ayaa sidoo kale la sheegay inay halis ugu jiraan qaaditaanka cudurada sare maadama goobahaasi hawadu ku yar tahay.
Baadhitaanada khubarada cilmibaadhistan sameeyey ayaa sheegay inay ku ogaadeen in hawlwadeeno ka shaqeeya xarumaha lagu mariyo xamuuradaha cidiyaha lagu arkay halis caafimaad ka mid tahay cuncun, indho xanuun, xusuus daro, neefsashada oo ku adkaata iyo kansar.
Baadhitanaada ayaa lagu ogaaday in hawlwadeenada lagu arkay halis dhinaca dhalmada, caruur oo sidii caadiga aan u dhalan iyo caafimaad daro xilliga ay haweenaydu Xaamilada tahay.
Himilomedia.com
Hargeysa-somaliland
No comments:
Post a Comment