Saturday, May 23, 2015

Xukuumada iyo Xisbiyada Siyaasada Oo Ku Guuldareystay inay Xal ka Gaadhaan Khilaafkii Ka Dhashay Muddo kordhinta

Hargeysa (Himilo)-Xukuumada iyo Xisbiyada siyaasada Somaliland ayaa kulankoodii maanta ee ay kaga wada hadlayeen khilaafkii ka dhashay muddo kordhinta golaha guurtidu u samaysay Xukuumada iyo Golaha Wakiilada ku guul dareystay inay si wada jir ah xal uga gaadhaan khilaafkaasi.

kulankaasi oo albaabadu u xidhnaayeen ayaa markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta uga xogwaramay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo kulankan shir guddoominayey waxaanu yidhi:-

HALKAN KA DAAWO


Himilomedia.com

No comments:

Post a Comment