Hargeysa (Himilo)-Guddoomiyayaasha Axsaabta Siyaasada Somaliland Mucaarid Iyo Muxaafid ayaa si rasmi u wada saxeexay go’aan afar qodob ka kooban oo ah heshiis ay ka gaadheen khilaafkii muddo kordhinta golaha guurtidu u samaysay madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo golaha wakiilada oo ah muddo 22bilood ah.
Qodobada heshiiskaasi oo dhameystiran ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-


Himilomedia.com
Hargeysa-somaliland
No comments:
Post a Comment