Hargeysa (Himilo) Madaxweyne Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka ingiriiska u fadhiya Nairobi oo la yidhaa Mr. Neil Wigan oo booqasho ku yimid Somaliland.




Kulanka madaxweynaha iyo safiir Neil Wigan waxyaalihii ay ka wada hadleen waxa ka warbixiyey wasiirka arrimaha dibada somaliland Maxamed Biixi Yoonis waana kan:-
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/10/Codka-kulanka-madaxweynaha-iyo-Safiirka1.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment