
Dhambaalka Hambalayda iyo Ducada iskugu jira ee uu Madaxweynuhu shacabkiisa u diray, ayaa lagu yidhi,
“Waxaan Illaahay Inooga Rajaynayaa In Uu Ciidan Ciideeda Inagu Gaadhsiiyo Caafimaad, Cibaado, Bash-Bash Iyo Barwaaqo, Inta Bukta Ee U Jiifta Xanuunada Ee Aan Inala Ciidayna ALLE Uga Baryayaa Inuu Ka Dulqaado Xanuunka, Caafimaad Taamana Siiyo, Intii Dhimatayna ALLE U Naxariisto Una Dinbi Dhaafo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Wa Kullu Caam Wa Antum Bikhayr,,,
Himilo Media
No comments:
Post a Comment