
Dadka wax inadha indheeya ayaa sheegaya inaanay fileyn inuu is casilo hogaamiyaha Hong Kong, maadaama uu Haysto Taageerada DawladdaChine oo iyadu si weyn uga soo horjeeda Dalabka kooxaha Mudaharaadka wada.
Britain oo dhankeeda walaac ka muujisay xaaladaha ka taagan Hong Kong, ayaa sidoo kale soo dhaweysay wadahadallada la filayo inay wada yeeshaan maamulka iyo hogaamiyayaasha ardeydu.
Madaxa hay’adda caalamiga ah ee Lacagta ee IMF, Christine Lagarde, ayaa iyaduna sheegtay, dibadbaxyada dhowaanahan ka socday magaalada Hong Kong inay yeelan karaan saameyn dhaqaale oo aan la fileyn.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment