
Fadhiga oo xamaasad iyo diyaargarow badani ka muuqday, ayaa waxa guddoominayey Guddoomiyaha Golahaas Saleebaan Maxamuud Aadan, waxana uu ugu horrayn Golaha ku wargeliyey in Shirguddoon ahaan ay isla qaateen in Guddo loo saaro arrinta muddo-kordhinta, iyadoo xubnihii fadhiga ku sugnaana arrintaas ku taageereen.
Guddida ayaa ka kooban 25 Xubnood oo lagu saleeyay hanaanka saami qaybsiga Golaha, saddexda 5 Gudoonka ah iyo xoghayaha golaha.
Fadhi uu yeeshay Sihr-guddoonka Golah Guurtiddu 30/04/2015 kagana hadlay xubnihii loo magacaabi laha Guddi ahaan Muddo kordhinta Xukuumadda ee Golah hortaal, si ay Golahu ugu soo jeediyaan tallo ahaan waqtiga ku habboon ee laga dhigi karo Muddo kordhintaasi, ka dibna uu Goluhu ku Go`aan qaadan-doono, ayaa lagu magacaabay Xubnahani :-
Magacyada xubnaha:
- Sulaymaan Maxamuud Aadan Guddoomiyaha Golaha.
- Siciid Jamac Cali Gudd ku-xigeenka 1aad ee Golaha.
- C/raxmaan Sheekh Yuusuf Sh. Gudd ku-xigeenka 2aad ee Golaha.
- Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan Xubin.
- Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf Xubin.
- C/qaadir Maxamed Xasan Xubin .
- Siciid Xuseen Huruuse Xubin.
- Mamduux Cusmaan Sheekh Xubin
- C/qaadir Aw Xuseen Mire Xubin
- Xasan Sh. Axamed Sh. Nuux Xubin
- Cabdi C/laahi Xasan Xubin
- Siciid C/laahi Yaasir Xubin
13.Axmed Daahir Maxamuud Xubin
- Cawil Xuseen Axmed Xubin
- Farxaan Ciise Ubaxle Xubin
- Cawil C/laahi Caydiid Xubin
- Axmed Nuur Aw Cali Aadan Xubin
18.Sul Isamaacil Sul.C/raxman Xubin
- C/raxmaan Qawdhan Muxumed Xubin
- Xuseen Madar Xoosh Xubin
- Caydiid Cabdi Maxamed Xubin
- Nuur Rayaale Khayre Xubin
- Xasan Cumar Axmed Xubin
- Dayib Xasan Axmed Faarax Xubin
- Maxamed Jamac Abokor Xubin
- Xirsi Ciise Jaamac Xubin
- C/raxmaan Axmed Araaye Xubin
- Maxamed Shire Faarax Xubin
- C/laahi Ibraahim Habane Xoghayaha Golaha – Xoghay
Himilo Media
No comments:
Post a Comment