
Sarkaalka la dilay ayaa ahaan jirey Taliyaha Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Gobolka Mudug, waxana la sheegayaa in qarax loogu xidhay Baabuurkiisa oo marayey Badhtamaha Magaalada Galkacyo.
Laamaha amaanku wali kama hadlin qaraxa lagu dilay Taliyihii turbataariyada Gobolka oo loo yaqiinay Qaylo.
Waa Qaraxii labaad ee Masuul Gaadhigiisa loo xidho Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka,waxaana qarax noocaan oo kale hore gaadhigiisa loo xidhay Guddoomiye ku xigeenkii kowaad ee Gobolkaas Farxaan Cali Xaad oo hadda dhaawac ku maqan.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment