Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Maayirka Degmada Southwark ee London Uk, Councillor Abdul Mohamed oo ay wehelinayeen Cabdifataax Siciid Axmed la-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Hay’addaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ah iyo Mulkiilaha Televisionka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv Mudane Farxaan Xaaji Cali Axmed.
[gallery ids="3110,3109,3108,3107,3106,3105"]
Madaxweynahana waxa ku wehelinaayey Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Axmed Cali.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/Maayarka-Southwark.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment