Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan oo warbaahinta ugu waramay xafiiskiisa ayaa ku dhawaaqay inay aqbaleen garabkii xisbiga kulmiye ee uu hogaaminayey madaxweynuhu inay hawsha dhexdhexaadinta labada garab ee xisbiga kulmiye ay galaan golaha guurtidu.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/ZOOM0034.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment