Hargeysa (Himilo) Hogaanka xisbiga kulmiye ayaa shirjaraaid oo ay xaruntooda ku qabteen ku daadifeeyey go'aankii shirgudoonka shirweynaha 3aad ee xisbiga kulmiye ku dhawaaqeen ee ahaa tirada iyo xubnaha golaha dhexe iyo gudida fulinta ee cusub ee shanta sano ee soo socota xisbiga kulmiye yeelan doono.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/kukl.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment