Monday, May 26, 2014

DAAWO: Xuska Munaasibada Laylatul Israa Wal Micraaj Oo Lagu Qabtay Hargeysa

Hargeysa (Himilo) Xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana loogu dabaal dagayo munaasibada laylatul israa wal micraaj ayaa lagu qabtay maansoor hotel magaalada hargeysa.

Xuskan oo qiime weyn u leh dadyowga islaamka ah maadaama oo loogu dabaal dagayo habeenkii la dheelmiyey nabigeenii Muxamad (N.N.K.H.A ) ayaa waxa soo qaban qaabiyey jimciyada axbaab.

HALKAN KA DAAWO



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment