Tuesday, May 27, 2014

DAAWO: Filim Ku Saabsan Booqashadii Maayirka Degmada Southwark Ee Caasimada London Uu Ku Yimid Dalka Somaliland

Hargeysa (Himilo) Maayirka degmada Southwark ee caasimada London ee dalka ingiriiska Mudane Cabdilaahi Badmaax Gahayr ayaa booqasho gaar ah oo uu ku yimid dalka somaliland, waxa uu ugu kuurgalay xaalada dhabta ah ee dadka iyo dalka somaliland.

Maayirka degmada Southwark mudane Cabdilaahi Badmaax Gahayr asal ahaan dhalashadiisu waxay ka soo jeedaa somaliland.

Bahda Himilo Media Group waxay kuu diyaarisay Filim taariikhiya oo aad ka daawan  karto booqashadii Somaliland ee maayirka southwark Cabdilaahi badmaax iyo kulamadii uu la yeeshay masuuliyiinta dawlada somaliland iyo waxyaalihii uu ku arkay somaliland.

HALKAN KA DAAWO



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment