Tuesday, May 27, 2014

DHEGAYSO: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Xaalada Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (Himilo) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee ka soo baxay xisbiga kulmiye  ayaa shirjaraa'id oo uu ku qabtay xarunta xisbiga kulmiye ee magaalada hargeysa, ayaa ka hadlay arimo door ah oo la xidhiidha khilaafka xisbiga kulmiye ee haatan.

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/rooble.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment