Sunday, May 25, 2014

DHEGAYSO: Maxamed Kaahin Oo Fariin U Diray Madaxweyne Silaanyo Mar Kalena Daadifeeyey Go'aankii Shirgudoonkii Shirweynihii Kulmiye

Hargeysa (Himilo) Guddoomiye ku xigeenka xisbiga kulmiye mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa shirjaraa'id oo uu ku qabtay xarunta xisbiga kulmiye kaga hadlay xaalada xisbiga kulmiye ee haatan isla markaana fariin u diray madaxweyne Silaanyo.

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/max-kaahin.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment