Hargeysa (Himilo) Dawladdaha somaliland iyo soomaaliya ayaa wadahadaladii u dhaxeeyey ee dhawaan ka qabsoomay dalka turkiga si toos ah uga wadahadlay dhibaatooyinkii badnaa ee Dawladdii somaliya ee milatariga ahayd ee uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Bare u geysatay dadweynaha somaliland sanadihii sideetamaadkii, sidaasi awgeed filimkani waxa aanu idiinku soo bandhigay sidii ay labada dawladood ee somaliland iyo somaliya uga wada hadleen iyo go'aankii ay ka soo saareen iyo dareenka dadweynaha reer somaliland qaarkood.
HALKAN KA DAAWO FILIMKII OO DHAMEYSTIRAN
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment