Thursday, March 13, 2014

Xisbiga wadani oo umadda somaliland ka tacsiyadeeyay geerida marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec

 

Hargeysa- (Himilo )Guddoomiyaha Xisbiga Wadani  Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Iyo dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Alle Haw Naxariistee Marxuum Maxamed Saleebaan  Tubeec, oo ku geeriyootay dalka jarmalka, Eheladii Iyo Asxaabtii iyo bahda fanka iyo ummadda Somaliland iyo inta Afsomaliga ku hadasha Samir Iyo Iimaan ILAAHAY Haka Siiyo, marxuumkana illaahay Janatul Fardowsa hoy ha uga yeelo.

AAMIIN………………AAMIIN…………….AAMIIN

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment