Saturday, March 29, 2014

MA OGTAHAY




1)    Ma ogtahay in wax waliba ay ku fiican tahay daacadnimo...


2)  Ma ogtahay ina faynuusku uu dadka ugu deeqo ilays isna uu dhamaado


3) Ma ogtahay in shinidu marka ay ka soo gurto ubaxyada ugu wanaagsan dhirta, ayey malabka ka samaysaa ka dibna inta badan dadka ayay ugu deeqdaa.


 


Himilomedia.com


Hargeysa-Somaliland


 

No comments:

Post a Comment