Friday, March 14, 2014

Madaxweynaha Somaliland oo dadweynaha magaalada berbera la tukaday salaadii jimcaha





Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku sugan magaaladda Berbera oo uu socdaal shaqo uu ku joogo, ayaa maanta kula tukaday Salaadii Jimcaha Dadweynaha ku nool Magaaladda Berbera  masjidka Khaalid-Binu Waliid.

 

zz Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo aan wadan wax ilaalo ah, balse ay weheliyaan masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo kuwa degmadda Berbera, iyo xubnihii weftigiisu..

Madaxweynuhu waxa uu salaadii Jimce ka dib ku soo ururay dadweynihii Masaajidka kula tukaday oo uu intii uu gaadhi karayay gacan qaaday.

 

isaga oo madaxweynuhu salaada ka dib soo dhawayn balaadhan kala kulmay dadweynihii kula tukanaayey masjidka oo soo buux dhaafiyey agagaarka masjidka iyo gaadhigii uu watay madaxweynuhu waxa uu ku gudo jiraa socdaal hawleed oo uu ku marayo gobolada dalka Somaliland.

zzzHimilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment