Monday, May 12, 2014

DAAWO:-Maayirka Southwark ee london oo booqasho ku yimid somaliland

Hargeysa (Himilo)- Maayirka Degmada Southwark oo ka mid ah magaalada London ee dalka Ingiriiska Councillar Abdul Mohamed, ayaa safar ku yimi Somaliland maanta, isagoo si diiran loogu soo dhaweeyey madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

ASADCouncillor Abdul Mohamed, waxa madaarka Hargeysa ku si diiran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Maayir-ku-xigeenka caasimadda Hargeysa iyo dadweyne badan, iyadoo markii dambe loo galbiyey dhinaca hudheelka Maansoor oo la dejiyey.

MAAYIR LA HAGAAGJIYAAYMaayir Abdul Mohamed oo madax u ah Golaha Deegaanka degmada Southwark oo ka kooban 63 xildhibaan, waxa uu saxaafadda uga waramay ujeedada socdaalkiisa oo uu ku sheegay inay tahay mid uu ku doonayo in iskaashi iyo wax wada qabsi dhexmaro degaankiisa iyo Somaliland, isagoo muddo 10 maalmood ah joogi doona Somaliland.

Maayir Abdul Mohamed oo ah muwaadin u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland oo maayir ka ah degmo weyn oo ku taal London.

HALKAN KA DAAWO
Hargeysa (Himilo)- Maayirka Degmada Southwark oo ka mid ah magaalada London ee dalka Ingiriiska Councillar Abdul Mohamed, ayaa safar ku yimi Somaliland maanta, isagoo si diiran loogu soo dhaweeyey madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Councillor Abdul Mohamed, waxa madaarka Hargeysa ku si diiran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Maayir-ku-xigeenka caasimadda Hargeysa iyo dadweyne badan, iyadoo markii dambe loo galbiyey dhinaca hudheelka Maansoor oo la dejiyey.

Maayir Abdul Mohamed oo madax u ah Golaha Deegaanka degmada Southwark oo ka kooban 63 xildhibaan, waxa uu saxaafadda uga waramay ujeedada socdaalkiisa oo uu ku sheegay inay tahay mid uu ku doonayo in iskaashi iyo wax wada qabsi dhexmaro degaankiisa iyo Somaliland, isagoo muddo 10 maalmood ah joogi doona Somaliland.

Maayir Abdul Mohamed oo ah muwaadin u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland oo maayir ka ah degmo weyn oo ku taal London.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment