Maryam Yaxya Ibrahim ayaa diidday inay ka soo noqoto diinta Kiristaanka inkasta oo la siiyay muddo saddex maalmood ah oo ay arrintaas lagu eedaynayo kaga noqon karto.Xaakinka maxkamadda ayaa sheegay inuu daldalaad ku xukumay Maryam Yaxye Ibrahim oo si badheedh ah u sheegtay inaanay kiristaanka ka bixi doonin.
Maryam waxaa lagu soo koriyay diinta Kiristaanka, balse dowladda ayaa sheegaysa in asal ahaan ay qoyskeeda Muslin ahaayeen, isla-markaana aan laga aqbali Karin inay sii wadato diinta Kiristaanka ee ay ku faanayso.
HIMILO MEDIA
No comments:
Post a Comment