Kulankan oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada ayaa waxa ay labadda dhinac kaga wada hadleen sii xoojinta xidhiidhka labada wadan.Ka dib markii uu kulankaasi dhamaaday ayaa waxa warbaahinta war kooban oo ku saabsan socdaalka waftigan siiyay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire.
Wasiir Sacad ayaa sheegay in waftigan ay u socdeen sidii ay madaxweynaha ugu sheegi lahaayeen
caawimo ay u wadaan shacabka reer Somaliland.
Waftigan ayaa ujeedada socdaalkoodu ay ahayd sidii dalkan looga taageeri lahaa dhinacyada caafimaadka, biyaha iyo kaabeyaasha bulshada.
Safiir Ku Xigeenka Mr GMr Christian Resch, waxa ku wehelinayay safarkiisan Somaliland Dr. Philipp Rock, Desk officer for German Federal Ministry for Co-operation and Development, Bonn.
. Ms Julia Kronberg, Deputy Head of Development Co-operation, German Embassy Nairobi
. Mr Hendrix Linneweber, GIZ Country Director Kenya, Nairobi
. Dr. Christoph Schaefer, Senior Country Manager East Africa, German Development Bank KFW, Frankfurt am Main
. Mr. Thomas Herzberg, German Development Bank KFW
No comments:
Post a Comment