Md Xirsi oo shalay gaadiidkan ku soo bandhigay xarunta madaxtooyada Somaliland, waxa uu sidoo kale ka hadlay shaqaale ka tirsan wasaaraddiisa oo fursad tababar dibada loogu dirayo si ay u soo qaataan tabobar la xidhiidha hab-maamuuska madaxda Qaranka.(HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA MADAXWEYNAHA)
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/03/Codka-Wasiirka-Madaxtooyada-JSL-ee-Maanta-sax-ah-.mp3"][/audio]
No comments:
Post a Comment