Monday, May 19, 2014

DAAWO: Oday-dhaqameedka Soomaaliya oo ka badheedhay inay horseedaan Aqoonsiga ay Somaliland beesha caalamka uga baahan tahay

Hargeysa (Himilo)- Oday-dhaqameedka Soomaaliya ee muddooyinkii u dambeeyey ku sugnaa dalka somaliland, ayaa ka qayb-galay munaasibaddii loogu dabbaal-degay xuska 23-guurada 18-ka May oo ku astaysan maalinta qarannimada Somaliland iyo xaflad loogu dabaal degayey xuska 18-ka may oo xalay lagu qabtay qasriga madaxtooyada.

Madax-dhaqameedka oo ka qayb-galay xaflad loogu dabbaal-degay xuska maalintani, ayaa ka hadlay dareenkooda la xidhiidha aragtida ay ka qaateen dhacdooyinka ay goobjoogga u noqdeen

HALKAN KA DAAWO


Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment