Sunday, May 18, 2014

DAAWO: Xuska 18ka may oo ah sanadguuradii 23aad ee ka soo wareegtay aasaaska iyo gooni isu taaga qaranimada somaliland

Hargeysa (Himilo) Sanad guurada 23aad ee ka soo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay dawladnimada Soomaaliland oo ku beegnayd 18ka may ayaa guud ahaan degmooyinka iyo gobolada dalka looga dabaal dagay si heer sare ah oo dadweynuhu isugu soo baxeen iyagoo ku labisan midabada calanka somaliland.

HALKAN KA DAAWO XUSKA 18MAY

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment