Sunday, May 18, 2014

Oday-dhaqameedka Soomaaliya oo sheegay inay horseed ka noqdeen Aqoonsiga ay Somaliland beesha caalamka uga baahan tahay

Hargeysa (Himilo)- Oday-dhaqameedka Soomaaliya ee muddooyinkii u dambeeyey ku sugnaa dalka, ayaa ka qayb-galay munaasibaddii maanta loogu dabbaal-degay xuska 23-guurada 18-ka May oo ku astaysan maalinta qarannimada Somaliland.

IMG_0197Madax-dhaqameedka oo ka qayb-galay xaflad maanta loogu dabbaal-degay xuska maalintan oo lagu qabtay Hargeysa, ayaa ka hadlay dareenkooda la xidhiidha aragtida ay ka qaateen dhacdooyinka ay goobjoogga u noqdeen.

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/05/Odayaasha.mp3"][/audio]

No comments:

Post a Comment