Kulan laba maalmood uga socdayAxsaabta siyaasada iyo xukuumada madaxtooyada Somaliland, ayaa la iskula meel dhigay in xeerka diiwaangelinta madaniga ah laga saaro qoddobo dhawr ah oo ay mucaaridku saluugeen, waxana ay tilmaameen in la isku afgartay in qoddobadaas khilaafku ka taagan yahay wixii laga beddelayo uu Madaxweynuhu Baarlamaanka u Gudbiyo si ay u saxaan.
Masuuliyiintan ayaa dhamaantood ka hadlay heshiiskaasi ay ka gaadheen khilaafkii xeerka diwaangalinta madaniga ah.HALKAN KA DHEGAYSO:-
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/09/Is-Afgarad-laga-gaadhay-Diwaangelinta-Muwaadinka-iyo-Ta-Codbixiyahaba-ka-dib-kulankii-Saddexda-Xisbi-Qaran-ay-ku-yeesheen-Qasriga-Madaxtooyada-JSL-Maanta.-_-Somaliland-Nation.mp3"][/audio]
Himilomedia,com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment