Sunday, March 9, 2014

DAAWO …. Aas qaran oo loo sameeyey hadhaaga maydadka 44marxuum oo laga soo saaray saddex xabaal-wadareed oo ku yaala xaafadda badhka ee hargeysa

Hargeysa-(Himilo ) Aaska qaran ee loo sameeyey hadhaaga maydadka 44marxuum oo ka mid ahaa dadweynihii tirada badnaa ee u dhashay Somaliland ee uu xasuuqay taliskii milatariga ahaa ee uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Bare, oo guddida baadhista xasuuqa oo kaashanaysa ururka caalamiga ah ee EPAF oo xaruntiisu tahay dalka peru oo ku xeel dheer baadhitaanada xasuuqyada, ayaa si shareecada waafaqsan dib loogu aasay xabaalo cusub oo ku yaala duleedka koonfureed ee hargeysa barta loo yaqaan masalaha.

Aaskaasi Qaran sida uu u qabsoomay halkan ka DAAWO:



INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

 

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment