Hargeysa-(Himilo) Illaahay naxariistii janno haka waraabiyee, hadhaaga maydadka 44marxuum oo ka mid ah dadweynihii tirade badnaa ee u dhashay somaliland ee sida naxariis darada ah uu u xasuuqay taliskii milatariga ahaa ee dawladdii somaliya ee uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Bare ayaa guddida baadhista xasuuqyada oo kaashanaysa ururka caalamiga ah ee EPAF oo ku xeel dheer baadhitaanada xasuuqyada oo xaruntiisu tahay dalka peru ayaa waxay ka soo saareen saddex xabaal-wadareed oo ku yaala xaafada badhka ee koonfurta hargeysa, hadhaaga maydadka 44ka marxuum.
HALKAN KA DAAWO HABKA LOO SOO SAARAY:-
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment