Hargeysa-(Himilo )Daraasadan o ay sameeyeen khuburo ka tirsan Jaamacada Miisoori ee Maraykanka ayaa cadeynaysa In qaar ka mida unugyada Genatikiska aadanaha dadka qaarkood ay yahiin kuwa u nugul Caajiska.
Koox khuburo maraykan aha oo baadhitaan sameeya ayaa sheegay in ay ogaadeen dhaxalku (genitics)Masuulka ka ah Caajiska.
Waxaa kale oo ay hada baadhayaashaasi wadaan qorshe ay ku doonayaan in ay ku ogaadaan in ay jiraan sidoo kale hida sidayaal kale oo ruuxa ku riixaya in uu noqodo mid aad u Buuran
.cilmi baaadhe kamid ah kuwo sameeyey cilmi badhistan Ayaa sheegay in ay ku sameeyey jiir ama dooli qofkaste siduu u yaqaan ayna ay ku guulaysteen “ waxaan ku samaynay jiir le unugyada dhaxalka kadibna waxaan lasoo conaynyey xaaladiisa dhaqaaq balse waxaan xajinaynaa in uu caajisku yahay dhaxal sidaas waxaa yidhi franka bour oo kamid ahaa cilmi baarayaasha.
Baarayaasha ayaa waxaa ay tilmaameen in natiijada lagaadhay ay aheyd mid wax ku ool ah oo talaabo hore mar ah u ah sidii loo xadidi lahaa astaamaha gaarka ah ee sababa caajiska , astaamahaasi ayaa qeyb ku leh sida ay sheegeen cilmi baadhayaashaasi buurnida saaidka ah oo noqday cudur ay dad fara badan la fadhiyaan.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment