Wednesday, June 24, 2015

DAAWO:Musharaxa Madaxtinimo Ee Xisbiga Ucid Oo Ku Hanjabay In Madaxwayne Siilaanyo Aanay Aqoonsanayn Marka La Gaadho 26 June.

Hargeysa (Himilo)-Musharaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dhameystir la'aanta heshiiskii axsaabta siyaasada iyo xukuumaddu wada jirka u gaadheen dhawaan iyo qorshohooda ku wajahan  dhamaadka  muddo xileedka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo ku eg 26ka June 2015.

Jamaal Cali Xuseen oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi:-


Himilo Media
Hargeysa Office

No comments:

Post a Comment