Madaxweyne silaanyo oo ka jawaabaya su’aal arrintaasi laga weydiiyay xilli uu socdaal hawleed ugu baxayey dalka itoobiya ayaa waxa uu yidhi “Dalku waxa uu leeyahay sharci oo nidaam ayuu leeyahay, cid ayaana qaabilsan hawlaha caynkaas ah, markaa sharcigu wuxuu yahay ayuun baa la raacayaa.”Himilomedia.com
Hargeysa-somaliland
No comments:
Post a Comment