
Ugu yaran afar qof ayaa ku dhintay shalay magaalada Buffalo, sadex qof ayaa la sheegay in wadno xanuun u dhinteen iyagoo barrafka Xaadhay, halka qof afraad la sheegay inuu ku dhintay shil gaadhi oo uu Barafku keenay.
Dalka Maraykanka Gobollo ka mid ah ayaa waxa Xilliyadan ka Da’a Baraf xoog badan, waxana goobaha qaarkood dadka ku dhaqan loo diidaa inay Guryahooda kasoo baxaan.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment