Friday, October 10, 2014

DHEGAYSO:Ujeedada Socdaalka Weftiga Madaxweyne Hogaaminayo Ee U Ambobaxay Dalka Ingiriiska

Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa socdaal shaqo ugu baxay dalka ingiriiska.

Madaxweynaha iyo weftigiisa waxay ka qaybgalayaan shir caalami ah oo lagu qabanayo magaalada London, oo ku saabsan kor u qaadista ganacsiga.

Madaxweyne Silaanyo ayaa warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee madaarka Egal International Airport ee Caasimada Hargeysa isla markaana faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkani iyo  ahmiyada shirka caalimiga ah ee ay kaga qaybgalayaan London.

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/10/Madaxweynaha-oo-Dalka-ka-dhoofay-maanta-.mp3"][/audio]

DSC_0002DSC_0072DSC_0057DSC_0053(1)DSC_0085(1)DSC_0097DSC_0103
Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment