Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshihiisa ku wajahan doorashada soo socota iyo hawlaha siyaasadeed ee ka dhexsocda xisbiga Kulmiye ee loogu jiro musharaxnimada jagada madaxweynaha.
Madaxweynuhu waxa kale oo uu ka hadlay xiisada Suldaan Wabar uu ka abuuray gobolka Awdal.
HALKAN KA DHEGAYSO:
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Madaxweyne-Axmed-M-Silaanyo-oo-Fariin-u-diray-Shacbiga-Somaliland-Suldaan-Wabar-iyo-Xisbiga-Kulmiye.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment