
Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel
Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Tifatiraha Wargeyska Himilo Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Caydaruus Sh Cumar Geedi, Jawhar Cabdillaahi Xuseen, Cismaan Axmed Cismaan, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf, Maxamuud Cabdilaahi Xasan (Qodax), Muna Cabdi Cali, Cabdiqani Cabdiraxmaan Siciid, Axmed Maxamed Cabdilaahi (Barre), Cabdilaahi Maxamed Axmed (Calan-cas) iyo Mawliid Aadan Cumar.
Dhammaan Suxufiyiintaa iyo Asxaabtaas kala duwani waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:-
Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre)
Iyo
Khadra Aadan Muuse
Oo Mehrkoodu ku qabsoomay Jimce 15 May, 2015, Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.
HIMILOMEDIA.COM
HARGEYSA-SOMALILAND
No comments:
Post a Comment