
Mudanayaashan ayaa Goobta fadhiga ah ka maqnaa, waxana ay si wada jir ah iskugu raaceen inay ka maqnaadaan fadhigaas.
Dadka u dhuun daloola Tallaabada ay Xubnahani isku raaceen, ayaa sheegaya inay ku talo galeen inaanay Godob gelin, maadaama Aanay Xubnahoodu kamid ahayd Cidda Shirguddoonka Cusub Noqonaysa cid kale loo wado.
Xubnahan ayaa Noqday Mudanayaal si weyn saxaafadda iyo Bulshada dhexdeeda looga Hadal Hayo, inkastoo ay leeyihiin xubno muxaarid ah iyo kuwo mucaarid ahba.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment