
Markii gobanimada ay qaadatey Jabuuti ayuu kasoo qaybqaatay dhismihii jamhuuriyada Jabuuti , wuxuuna dalka Jabuuti ka soo qabtay xilal heer wasiirnimo iyo xildhibaan baarlamaan.
Markii la furay nidaamka xisbiyada badan dalka Jabuuti 1992kii waxa uu samaystay xisbi mucaarid ah oo la odhan jiray PND.Waxa uu marxuumku isku soo taagay doorashada jagada Madaxwaynenimo dhawr jeer ,ugu damabyntiina waxa uu ka mid ahaa isbahaysiga USN ee mucaaridka ah isagoo doorashadii ugu dambaysayna kusoo baxay Barlamanka dalka, inkastoo uu diiday in uu fadhiisto kursiga barlamanka.
Adan Roble Awaleh allaha u naxariisto waxa lagu xasuusan doonaa jihaadkii uu lasoo galay gaaladii gumaystaha ahaa ee Faransiiska ,Waxuuna ahaa siyaasi dulmi diid ah oo hadal cad.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment