Tuesday, May 20, 2014

DAAWO: Khudbadii maayirka Southwark ee London uu ka jeediyey madaxtooyada xuskii 18-ka may

Hargeys (Himilo) Maayirka degmada southwark ee caasimada london ee dalka ingiriiska Cabdilaahi Badmaax Gahayr oo asal ahaan dhalashadiisu ka soo jeedo Somaliland ayaa ka qayb galay xuska  18-ka may oo guud ahaan  dalka somaliland iyo wadamada dunida qaarkood dadka reer somaliland si weyn ugu dabaal dagayeen.

Maayir Cabdilaahi Badmaax oo magaalada hargeysa kaga  qayb galay xuskii 18-ka may ayaa khudbad af ingiriisi ah oo uu ka jeediyey halkan ka daawo.

HALKAN KA DAAWO



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment