Saturday, June 21, 2014

DHEGAYS0: Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Sababta Uu Uga Tanaasulay Musharaxnimada Madaxtinimo

Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa shirjaraa'id oo uu ku qabtay xarunta guud ee xisbiga kulmiye ee magaalada hargeysa waxa uu ka waramay sababta keentay inuu ka tanaasulo damiciisii siyaasadeed ee musharaxnimada madaxtino ee uu hore ugu dhawaaqay, waxaanu sheegay in musharaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga kulmiye uu yahay madaxweyne Silaanyo.

Muuse Biixi oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi:-

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/ina-biixi.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment