
Mahamat Saleh Annadif oo arbacadii kulamo la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Raysal wasaaraha iyo Gudoomiyaha baarlamaanka, ayaa u sheegay inay haweenaydani sii haynayso xilka uu iska casilay.
Ergeyga Midowga Afrika ayaa u mahadceliyey wadamadda ku taageeray ciidamada hawlgalka AMISOM iyo sidoo kale beesha caalamka, gaar ahaan Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub taageerada ay ka siiyeen gudashada xilkiisii iyo kaalinta ay ka qaataan nabad-ku-soo dabaalida Soomaaliya.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment