Saturday, June 21, 2014

DHEGAYSO: Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadlay Tijaabo Lagu Sameeyay Agabka Diwaangalinta Cod-bixiyayaasha

Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka qaranka somaliland Maxamed Axmed Xirsi Geelle ayaa faahfaahin ka bixiyey tijaabo lagu sameeyey agabka la doonayo in lagu fuliyo  diwaangalinta codbixiyayaasha somaliland oo dhawaan dalka laga hirgalin doono, guddoomiyaha oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi:-

HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/geelle.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment